Afhayeenka Boliska Kenya, George Kinoti ayaa sheegay inay Abaalmarin dhan 14-million oo Shillinka Kenya ah una dhiganta 135,000 oo Dollar ...
5 Arday Somali ah ayaa shalay lagu xiray Degmadda Makutano ee Gobalka Meru ee dalka Kenya, kuwaasi oo lagu eedeeyey ...
War-saxaafadeed ka soo baxay Ku-simaha Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mark C. Toner  ayaa lagu sheegay inay Ummadda Soomaaliyeed ...
Hawlgalka QM ee Taakuleynta Somalia (UNSOM) ayaa u hambalyeeyey Ra’isul-wasaarihii hore ee Somalia, Maxamed C/lalahi Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha ...
Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalyahano ka taagersan Kooxda Daacish shalay dileen 6 shaqaale oo ka tirsan ICRC oo ...
Madaxweynaha cusub ee DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la dhaariyey, wax yar kadib, markii uu Murashixii la tartamayey ee Xasan ...
Madaxweynihii DFS, Murashax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ddhawaaqay inuu ka tanaasulay Xilka Madaxweynaha, wuxuuna u hambalyeeyey Murashax Farmaajo oo ...
Murashixiinta Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u soo gudbay Wareegga 3-aad ee Doorashadda. Natiijadda Hordhaca ee ay ...
Waxaa goor dhow magaalladda Muqdisho ka bilaabantay rasaas u muuqatay in loogu dabaal degayo Murashax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Cod ...
Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey  ee Wareeggii 2-aad ee Doorashadda Madaxweynaha JFS oo ka socota Hoolka Afisiyoone ee magaalladda ...
Murashax Madaxweyne Cumar C/rashiid ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu Tanaasulay. Hadal kooban oo ka jeediyey Hoolka Doorashadda ayuu ku ...
Afarta Murashax Madaxweyne ee ku soo baxay Wareegga 2-aad ee Doorashadda Madaxweynaha ayaa ah kuwii la saadaliyey inay si fudud ...
Mogadishu, Somalia – In a strategic move aimed at boosting Somalia’s marine-based economy, Prime Minister Hamsa Abdi Barre today officially...
Mogadishu, Somalia – Somalia has officially launched a sophisticated immigration management system known as PISCES (Personal Identification Secure Comparison and...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha...
MOGADISHU – In a bold stride towards urban development, the Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region, Dr. Xasan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.