DEGDEG: Farmaajo iyo Xasan Sheekh  oo u soo gudbay Wareegga 3-aad ee Doorashadda.

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey  ee Wareeggii 2-aad ee Doorashadda Madaxweynaha JFS oo ka socota Hoolka Afisiyoone ee magaalladda Muqdisho.328-Xildhibaan ayaa codeysay, sida ay sheegeen Guddiga Doorashadda.

Waxaana haatan socota Tirinta Codadka.

La Soco Natiijadda goor dhow Insha Alalahu.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media