Afhayeenka Milliteriga Dowladda Libya, Kolonel Axmed Al-mesmari ayaa u sheegay Websaytka Alwasaat inay Diyaaradaasi Waaberigii hore ee saakayto ku burburtay ...
Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa baahisay in 3 Xarun oo ay Xisbiyadda Mucaaradka leeyihiin la ololiyey saqdii dhexe iyo ...
Armed group Alshabaab has cautioned Somalis against participating in the upcoming Presidential and parliamentary elections in Somalia. Alshabaab spokesman sheikh ...
Madaxweynaha dalka Yemen, C/rabbu Mansuur Haadi  ayaa  sheegay in la qabtay Carruur Qaxooti Soomaali oo ka barbar dagalaamayso Maleeshiyadda Xuutiyiinta. ...
Afhayeenka Xarakadda Alshabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere†ayaa War ka soo saaray Doorashadda Dadban ee dhawaan ka ...
Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Syria ama kuwa Raashiya ayaa la sheegay inay geysteen Duqeyntaasi oo ka dhacday meel ku dhow ...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Kenya, Githu Muigai iyo Kooxda Qareenadda ee difaacaysa Sheegashadda qeybo ka mid ah Xuduud-baddeedka Somalia ayaa shalay ...
Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September 2016, Dowladda Soomaaliya waxaa ay soo-jeedin afka ah ka samayn doontaa Maxkamadda Caalamiga ah ee ...
Xeer-ilaaliyaha Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir oo ay wehlniiyaan La-taliyayaal Somali iyo Qareeno Caalami oo lagu kala magacaabo Paul Reichler ...
Cabdullaahi Xasan Abuukar, oo loo yaqaano Cabdullahi dheere, oo ah Afhayeenka Siyaasada ee Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa ...
Jibril Mohamed Abdulle has officially declared his candidacy for Presidential race in Somalia later this year. The founder of Centre ...
Musharax Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad ballaaran oo ay Kumanaan qof ka soo qeyb galeen oo ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-dhigidda fadhigii labaad ee Kalfadhiga 30-aad...
Nin hubeysan oo wata baastoolad ayaa xalay toogasho ku dilay laba qof gudaha Suuqa Hoose ee magaalada Hargeysa, kadib markii...
MOGADISHU – The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has reassigned 300 staff...
JOWHAR – In a landmark step towards improving public access to civil registration, the Federal Member State of Hirshabeelle today...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.