Cabdullaahi Xasan Abuukar, oo loo yaqaano Cabdullahi dheere, oo ah Afhayeenka Siyaasada ee Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa sheegay in musharixiinta qaar ay yihiin kuwo dhibaato ku ah dalka iyo dalka soomaaliyeed.
Halkaan ka dhegeyso: