Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qaybta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo jimco ah xukun dil toogasho ah magaalada Gaalkacyo ee...
Boliska dalka Nigeria ayaa sheegay inay ugu yaraan 118 Maxbuus ka baxsadeen Xabsiga Suleja oo u dhow Caasimada dalkaasi ee...
Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS ayaa warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah...
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in in ka badan 70 xubnood oo kamid ahaa Al-Shabaab...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta ka dhoofay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hay’adaha Dowladda in aan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa...
Hay’adda Maareeynta Musiiboyinka Soomaaliyeed ee SoDMA oo horay u soo saartay xaruneeda ka digista halis wadareedka Saadaasha Roobab ayaa horay...
Xafiiska Dacwad-Oogaha Jarmalka ayaa waxa uu Dacwado ku soo oogay 7 qof oo Ajaaniib ah, kuwaasi oo xubno ka ah...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaalada xiriirka ka dhexeeya madaxda dowlad Goboleedyada dalka sida Jubbaland,...
War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayay ku sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka ay howlgal ku dileen In ka badan 30...
We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.