Afhayeenadda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Mariya Zakharova ayaa sheegtay in Qandaraaslihii Maraykanka ee Edward Snowden loo oggolaaday inuu Raashiya ku siI nagaan karo muddo 2 sanno oo kale.
Qandaraaslihii Maraykanka ee Edward Snowden waxa uu ku jiray Baxsad, kadib, markii uu Dukumentiyo badan oo Sir ah uu ka faafhiyey Hay’adda Ammaanka Gudaha iyo Gaashaandhigga Maraykanka.
©Radio Dalsan