Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa Isgoyska Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku toogteen ...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmidoono ...
Taliska Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa war ka soo saaray qaraxii Maanta ka dhacay Isgoyska Digfeer ...
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa markii labaad gaaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi ...
Xisbiga Ileys oo kamid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira uuna hogaamiyaha ka yahay Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa War-saxaafadeed ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo Maanta ka dhacay Isgoyska Digfeer ee Degmada Hodan ee ...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Maamulka Soomaaliland ayaa saakay xukun ku diray Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah Wariyeyaasha ugu ...
Jugta qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Digfeer ee ...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xoogan oo ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag,kaasi oo u dhexeeyay ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay yeelanayaan kulankooda 24-aad ee kalfadhiga 5-aad,kaasi oo saacadaha soo socda ...
Xoghayaha Fulinta ee Urur-gobaleedka IGAD, Maxbuub Macallim ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan inay Maleeshiyadda Kooxda Islaamiga ee Ahlu Sunna Wal-jameeca ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda ...
Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...
Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.