Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ah xubin kamid ah Gudiga Abaaraha ee Heer Qaran ayaa ka hadlay Tan iyo inta ...
Barnaamijka Jimcahaan waxaa ku gorfeyn doonaa saameynta abaarta ku dhafatay dalka. Roobabkii oo aan hoorin  sedexdii sano ee lasoo dhaafay ...
Fagaaraha Taalada Daljirka Dahsoon Ee Degmada Boondheere waxaa  Dibad Bax Taageera ah Maanta oo Jimco ah Ka Dhigay Boqolaal Dadweyne ...
Waxa Hada ka bilaawday Fagaaraha Daljirka Dahsoon Ee Magalada Muqdisho Bananbax Lagu Taageerayo Go’aanka Maxakamada Cadaalada Dunida Ee Muranka Bada  Soomaaliya ...
Taalada Daljirka Dahsoon Ee Degmada Boondheere waxa lagu wadaa Goordhaw inuu ka dhoco Banaanbax lagu taageeraayo Go’aankii  Shalay Galab Kasoo ...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmad Meyre Makaraan ayaa sheegay in xal rasmi ah laga gaaray xiisad Dagaal oo Maalmihii aanu ...
Shir JaraaÃd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ...
Shir ciwaankiisu yahay "Shirka Talo-wadaaga xildhibaanada " ayaa hada ka soconaya hotel Jazeera waxaana wariyaheena oo goobta jooga uu soo ...
Qaraal uu Facebookiisa soo dhigay Musharax madaxweyne C/raxmaan C7Shakuur ayu ku sheegay inuu  soo dhowaynayo go'aanka Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ...
Wicitaanka Mobaylada ee app Viber ayaa noqotay Shirkaddii ugu dambaysay ee Taageero siinaysa dadka ay dhibaatadda ka soo gaartay Amarka ...
Maxkamadda ugu sarreysa QM ee Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ayaa maanta ku dhawaaqday inay leedahay Awoodda ay go’aan kaga gaaraan ...
Shekh Shaacir Sheekh Maxamed ayaa Ku Guuleystey kursigii Xildhibaan Mirifle gaar haan Macalin Weyne kadi marki manta lagu qabtay magaalada ...
MOGADISHU, Somalia – As the nation readies itself for the dual milestones of June 26th and July 1st, commemorating Somalia’s...
Dowladda Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka ku kala saxiixday heshiis nabadeed oo lagu...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer ku tagay deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo...
Middle Shabelle, SOMALIA – The Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, General Sahal Abdullahi Omar, paid a high-level...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.