C/raxmaan C/Shakuur “Waxaan ugu baaqayaa Soomaalida madax iyo shacab in ay meel uga soo wada jeestaan difaaca dalka Bad iyo Beri intaba”

Qaraal uu Facebookiisa soo dhigay Musharax madaxweyne C/raxmaan C7Shakuur ayu ku sheegay inuu  soo dhowaynayo go’aanka Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ku aadan dacwada Badda.

Musharax C/raxmaan C/Shakuur oo la thumb inuu ahaa wasiirki saxiixay heshiiska ayaa qoraalkiisa ku sheegay

“Sida ku cad lifaaqa hoose, Maxkamadu waxay sheegtay in MoU 2009 kii la saxiixay uu khuseeyey continental shelves (Qalfoof Badeed) wax xiriir ahna uusan la lahayn muranka Xadka Badda, kaasoo ay dawlada Kenya sanadkii 2005 kaligeed iska cabiratay ”

Ugu dambeyn ayuu diray fariin ah in uu ka  dalbanayo Maxkamada in ay cadaalada u hiiliso. Waxaan ugu baaqayaa Soomaalida madax iyo shacab in ay meel uga soo wada jeestaan difaaca dalka Bad iyo Beri intaba.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor