Shir Jaraaíd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ee Kenya iyo Soomaaliya
Xasan Sheikh ayaa ku eedeeyey CC , Sheikh Sharif iyo C/raxmaan C/shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay havana rabaan iney dalka xukumaan.
“Walaalayaal feejignaada oo ka fekera coda dalka u dhiibaneysaan hogaankeeda “ayu yiri Xaan Shiikh.
Waxa uu sheegay ineysan qof naceyb ka aheyn balse dadka Soomaaliyeed ay tahay iney gartaan xaalada lagu jiro iyo dadka ay talada u dhiibanayaan iney iska hubiyan khalifyaadkooda.
La soco warbixinta oo dhamaystiran iyo codka.