Bashiir Ciise Cali gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo uwaramay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inuu socdo qorshe ...
Labadii maalin aynu soo dhaafnay waxaa ay sariflayaasha muqdisho ay sheegeen inuu hoos u dhacay qiimaha sarifka lacagaha Doller-ka iyadoo ...
Maaxweyne Farmaajo aya qofki ugu horeeysay oo uu shaqaaleysiiyo waxa uu noqday wiilkii reer Jowhar ee qabsaday baraha bukshada Osman ...
Muqdisho(Radio Dalsan):- C/laahi Maxamuud Cismaan Daanyeerow oo haatan loogu magacdaray (Ar-Farmaajo iigeeya):- ayaa ahaa shaqsi kunoolaa magalada Jowhar waxaana caawa ...
Madaxweynaha La-doortay ee DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud waxay maanta Kulan Khaas ah ku yeesheen ...
Wargeyska The Star ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray in Ciiddamo Maraykan oo tiradooda lagu qiyaasay 200 ilaa 300 ...
Saraakiisha Ahlusuna Waljamaaca ee gobalada koonfureed ayaa shgeegay inay ciiddamadooda ku biirayaan kuwa dowladda islamarkaana laqarameen doono ciiddamada Ahlusuna ee ...
Tallaabadani ayaa timid, kadib, markii Ra’isul-wasaarihii hore ee Falastiin, Salaam Fayaad loo magacaabay Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ...
Dadkaasi ayaa isugu soo baxay Masjidka Istiqlaal oo ay ku tukaday Salaad ballaaran oo ay Rabbi kaga baryeen inaan dib ...
Guddoonka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa waxay maanta soo qabanqaabiyeen Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee JFS, Maxamed C/llaahi ...
Wasiiradii hore ee Dr. Maryan Qaasim ayaa hadalkaas ku sheegtay twitter -keeda kadib marki dad badan ay baraha bulshada soo ...
Wararka aan ka heleyno Villa Somaliya aya sheegaya in kulankii ugu horeeyey ee fool ka fool ah ay isugu yimaadeen ...
Siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta shir xasaasi ah ku leh...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Sevilla ee...
Dhalinyarada ku shaqeysata Mootada Fekon-ta ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka dhigay isgoyska muhiimka ah ee KM4 ee magaalada Muqdisho,...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan, ayaa xaqiijiyay in diyaarad nooca Helicopter Army ah oo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.