Maaxweyne Farmaajo aya qofki ugu horeeysay oo uu shaqaaleysiiyo waxa uu noqday wiilkii reer Jowhar ee qabsaday baraha bukshada Osman (Daanyeerow)
Kadib kulan uu madaxweynaha la qaatay waxaa loo balan qaaday inuu ka mid noqonayo shaqaalaha Madaxtooydda, inkastoo uusan helin shaqada uu helay nooceeda..
Daanyeerow ayaanan Ku laaban doonin Jowhar. Wuxuu ka shaqeyn doonaa xafiiska ugu sarreeya ee dalka. Shaqada uu qaban doono waa mid uu isaga codsaday, waana loo fulin doonaa Insha Allaah, sida uu Cabdinur ku qoray bartiisa Facebook.
©Radio Dalsan