(Dhageyso):- Ninkii loogu magacdaray Ar-Farmaajo iigeeya oo lakulmay Madaxweynaha

Muqdisho(Radio Dalsan):- C/laahi Maxamuud Cismaan Daanyeerow oo haatan loogu magacdaray (Ar-Farmaajo iigeeya):- ayaa ahaa shaqsi kunoolaa magalada Jowhar waxaana caawa u suura gashay in kulan uu laqaato madaxweynaha cusub ee Sooamaaliya Maxamaeada C/laahi Farmaajo

C/laahi Daanyeerow ayaa lahadlay kulanka kadib idaacada Dalsan wuxuuna kawarbixinayaa nolashiisa iyo kulanka uu laqaatay madaxweynaha

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codkiisa

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media