Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Gudoonka ...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Shil gaari oo sababay Khasaaro isugu jira iyo dhaawac ...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka bilowday Banaanbaxyo Ballaaran oo looga horjeedo dowladda Federaalka ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti,iyadoo halkaas siweyn ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku qaaday Saldhig Ciidanka ...
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ay Ciidamo Booliska geyneysay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalaada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxaa halkaas waxaa uu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Axmed Xuseen ...
Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay gaareen Degmada Guriceel ee Gobolka ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka in ay ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Xuseen ...
Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...
Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.