Akhriso:-Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka in ay fasax ka yihiin shaqada maanta  oo sabti oo ah curashada sannadka cusub ee islaamka 01/01/1441 Hinjira,kuna beegan 31/08/2019.

Sidoo kale Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha  Xukuumadda Soomaaliya ayaa u rajeysay dhammaan Umamadda Soomaaliyeed in ay  ku Ciidaan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada  Maka  una hijrodey Madiina.

Xalay ayaa waxaa si rasmi ah u curtay sannadka cusub ee islaamka 01/01/1441.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media