Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa markii ugu horraysay meel fagaare ah waxa uu ku xirtay mask tan iyo markii uu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay geeridii ku timid  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Geerida Allaha u naxariistee Xasan Abshir ...
Waxaa Goordhow Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee ...
Dagaallo u dhaxeeya Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Bardaale ee Gobolka Baay iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Xukuumadda Soomaaliya, Saddiiq Xirsi Warfaa ayaa Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ku qaabbilay Madaxa cusub ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Puntland ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood ah oo baroor-diiq oo loo sameeynayo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Maxamed ...
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Dilkii Askari ka tirsan Ilaaladiisa uu u geystay ...
Wararka aan ka heleyno deegaano hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeella Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.