Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda. Wareegto kasoo ...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii dowlad Goboleedyada ...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsme ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkaii Madaxda maamul Goboleedyada dalka ay ...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano ...
Xarunta Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Maamulka Degmadaas iyo Saraakiil ka tirsan ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubbaland lagula eegtay deegaan ku yaalla ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijiyay inuu soo rogi doono sharci ganaax lacageed ah, kaasi oo la dul-dhigayo ...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa xalay saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ay roobab xoogan, kuwaasi oo ay ku diirsadeen ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magacaabay Guddiga diyaarinta aaska qaran ee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shirweyne labadii maalin ee lasoo dhaafay halkaas uga socday Madaxweyneyaasha ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo baaritaano ah ka sameeyay degaanada Mubaarak iyo Daarul-salaam ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay Arrimo ku aadan Ciidanka, isagoo soo saaray ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.