Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta khudbad eher ka jeediyay shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee Maanta la soo gaba gabeeyay.
Mudane Farmaajo ayaa khudbadiisa inteeda badan uga hadlay weeraradii qaraxyda ahaa ee khasaaraha badan dhaliyay ee Bishii la soo dhaafay ka dhacay Muqdisho.
Sidoo kale waxa uu Madaxweyne Farmaajo baaq u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed taas oo ku aadaneyd in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab..
Hoos Ka Dhageyso Khudbada Madaxweyne Farmaajo oo dhameystiran.