Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.
War qoraal oo ay maanta soo saareen Taliska Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay baaritaano ku hayaan Eedeymaha lagu sheegay...
Magaallo-madaxda Gobalka Sh/hoose ee Marka waxay tan iyo Burburkii Dowladnimo kadib noqotay magaallo wehel u noqotay colaado sokeeye iyo kuwo...
Iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/fataax Alsiisii doraad kulan ku yeeshaan Caasimadda dalka...
Jeneral Osman Nuur Subagleh oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa waxa uu shalay si rasmi ahaan xilka Taliyaha guud ee...
Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Ismail Chergui ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku...
Gantaaladaasi oo ah nooca Balaastikadda ayaa waxaa saakayto  lagu tijaabiyey Xeebta Gobalka Hwangju ee W/galbeed ee dalkaasi. Wakaalladda Wararka ee...
Ninkaasi oo 17 ahaa ayaa la sheegay inuu Tooreey iyo Masaar  ku weeraray rakaab la socday Tareen marayey meel ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo...
Telefishinka Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey Madaxweynaha Dowladda Jabuuti, Ismail Omar Gelle ayaa mar kale soo cusbooneysiiyey sda ay Dowladiisa ka...
Jimcihii la soo dhaafay Labo Saxafi oo u shaqeysa Telefishinka Somali Channel ayaa lagu xiray Garoonka K/cagta ee Koonis Istadiyam...
Waxaa Caawa Xaafadda Islii (Eastleigh) ee magaalladda Nairobi lagu dhaawacay mid ka mid ah Ilaaladda Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo...
Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 8,777 qof ayaa laga qadat Xilalkooda, iyadoo...
Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...
Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.