Nin gaari xamuul waday ayaa la sheegay inuu xalay gaari jiirsiiyey dad ka qeyb galayey Dabaaldega…
Continue ReadingBilan Media
Ciiddan Ugandhese ah oo lagu dhaawacay dalka Koonfurta Suudaan.
Ugu yaraan 3 Askari ayaa lagu dhaawacay weerar ay Kooxo hubeysan la beegsadeen Kolonyo ay Ciiddanka…
Continue ReadingShirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay hawlgalada lagula dagaalamayo Alshabaab.
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay…
Continue Reading“600 oo milyan oo Dollar ayaa ku jirta Adeega EVC” Bankiga Dhexe
Sarkaal ka tirsan Bangiga Dhexe ee Somalia ayaa u sheegay Radio Dalsan in Shirkadda Hormuud codsatay…
Continue ReadingEng. Yariisow: “IGAD waa inay faraha kala baxaan Maamul-u-samaynta Sh/dhexe iyo Hiiraan”.
Siyaasiga Eng. C/raxmaan Osman Omar “ Eng. Yariisow” oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda…
Continue ReadingDukument Sir ah: Shaxda IGAD ee Maamul-u-samaynta Goballada Sh/dhexe iyo Hiiraan.
Idaacadda Radio Dalsan ayaa heshay Dukumenti Sir ah oo ku aadan Qorshe Hawleedka Urur-gobaleedka IGAD ee…
Continue ReadingGaari miineysan oo lagu weerari lahaa Hotelka Maka Al-mukarama oo la qabtay.
Ciiddanka Hay’adda NISA waxay barqanimaddii maanta gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaasi…
Continue ReadingSomali si sharci-darro ah ku geli lahayd Uganda oo la xiray.
10 qof oo Somali ah ayaa lagu qabtay Degmadda Busiya oo ku taalla xuduudka Uganda la…
Continue ReadingDanjiraha cusub ee Somalia u joogi doona dalka Masar iyo Ururka Jaamacadda Carabta oo gaaray Qaahira.
8 bilood kadib, waxaa shalay gaaray caasimadda dalka Masar ee Qaahira Ambassador C/qani Maxamed Wacays oo…
Continue ReadingXiriirka Ururadda Shaqaalaha Somalia oo cambaaraysay Fargelinta Midowga Afrika iyo AMISOM
War Qoraal oo ka soo baxay Xiriirka Ururadda Shaqaalaha Somalia (FESTU) waxay si xooggan u cambaareeyeen…
Continue ReadingKenya oo sheegatay inay Alshabaab ka soo furteen dad Kenyan ah oo ay qafaasheen.
8 qof oo Kenyan ah ayaa la sheegay inay Xarakadda Alshabaab soo qafaasheen muddo hal bil…
Continue ReadingMidowga Afrika oo ku baaqay in la taageero horumarka Siyaasadda iyo Doorashooyinka Somalia.
Madaxa Guddiga Xaqiiqo-raadinta ee Ururka Midowga Afrika ee dhawaan booqashadda ku yimid magaalladda Muqdisho ayaa jeediyey…
Continue Reading