Wefdigaan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa goordhow waxa ay ka duu;een garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaana ay ka qeybgelayaan xcaleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Qaban qaabada lagu soo dhaweynayo wefdigaan aayaa dhinaca kalana waxa ay ka socotaa magaalada Kismaayo iayada oo halkaas ay ku suganyihiin Madaxweynaha Jubbaland iyo masuuliyiin kale oo soo dhaweynaya wefdigaam.
Shalay ayaa safar madaxweynaha Puntland uu ku tegi lahaa magaalada Kismaayo uu dib u dhac ku yimid kadib kulamo aan kala go’laheyn oo ay la yeelanayeen wefdi ka socday dowladda oo kula kulmay Boosaaso.