Wasiirka warfaafinta dawladda Soomaaliya C/raxmaan Cusmaan Yariisow ayàan bartiisa Twitter -ka ku so qoray inuu farsamo darteed dib u dhacay shirweynihii Qaran ee Daahfurka Dib-u-eegista Dastuurka oo 8da October ka bilaaban lahaa Royal Palace Hotel ee Muqdisho.
Radio Dalsan ayaase dhinaca kale ogaatay in shirka lol baajiyey kadib marki ay diideen maamul goboleedyada iyo gudiyada dastuurka barlamaanka iyo Senat-ka
la soco wixi so kordha