Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyadda ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu ...
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa la filayaa in gelinkii dambe ee Maanta uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa faah faahin ka bixisay Qarax ay ciidamada amniga ku ...
Hay’adda The Henley Passport waxay soo saartay Qiimeynta Baasabooradda ugu sarreeya Caalamka iyo kuwa liita ee sannadkan 2019-ka. Qiimaynta waxaa ...
Ninkaasi oo lagu magacaabo Choe In-guk waxaa Aabe u ah Wasiirkii hore ee dalka Koonfurta Kuurya, Â Choe Dok-shin oo horey ...
Qaxootigii ka badbaaday duqeyntii diyaaradaha ee habeenkii Talaadada ee isbuucii hore lala beegsaday Xarunta Muhaajiriinta lagu hayo ee Tajoora ee ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda ku yeeshay kulankooda 24-aad ee kalfadhiga 5-aad,iyadoona kulan uu ku furmay ...
Maxkamadda Calaamiga ee Dembiyadda Dagaalka ee ICC Â ee magaalladda The Hague ee dalka Holland waxaa la filayaa in maanta la ...
Ninkaasi oo 27-jir ah ayaa waxa Waaberigii hore ee saakayto oo Isniin ah lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Arlanda Airport oo ...
Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta Yemen ayaa sheegtay inay duqeyn ku dileen Ciiddan isugu jiray Sudanese iyo Yemeniyiin oo ku sugnaa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ayaa waxaa sheegayaan in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu ...
Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...
Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.