Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya afka Golayaasha Dowladda iyo shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacday arrin naxdin ku abuurtay bulshada Baladweyne iyo guud ahaanba Gobolkaasi, ...
Hoogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha dowladda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb 3 oo uu ...
Wararka aan ka helayno Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hir-shabeelle ayaa sheegaya in caawa dabley hubeysan ay dilka fuliyeen ...
Guddiga kasoo talabixinta doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacan ayaa waxaa ay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda qaybta 27aad ee Magaaalada baladweyne ayaa u fariisatay wajiga labaad ee dacwad loo haysto seddex eedeysane, ...
Taliyaha ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa shaqada ka joojiyay taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Aadan Xuseen Kulmiye ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Kulanka oo looga hadlay ...
Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyootay, halka 8 qof kalena waxaa ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax xoogan uu ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada ...
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa weyn ee Bakaaraha, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.