Kusimaha Duqa Caasimadda ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan ayaa Cisbitaalka Digfeer ku booqday qaar ...
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG gudoonsiiyay 10 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii Guddiga Doorashooyinka uu horey ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyeeyay geerida muwaaddiniintii Soomaaliyeed ee shalay ku geeriyooday ...
Dowladda Turkiga ayaa si kulul u Cambaareeysay weerarkii Qaraxa ku bilowday ee  gelinkii dambe ee shalay lagu qaaday Hotelka Elite ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sh Axmed ayaa sheegay in Madaxda dowladda Federaalka ee haatan talada dalka heysa aysan dhab ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Qarax ku bilowday oo Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda iyo kuwa ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa la filayaa in gelinka dambe ee Maanta uu ka furmo Wejiga saddexaad ...
Wararka aan ka heleyno Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay weerar ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar ku bilowday Qarax Ismiidaamin ah oo saakay Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidanka ...
Dalka Taiwan oo ah dal ku yaalla bariga qaaradda aasiya ayaa Maanta oo Isniin ah Xafiisyo dilomaasiyadeed ka furtay Magaalada ...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Al-shabaab ay ku ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si kulul u Cambaareeyay weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.