Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntand Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka ...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariikh Sheekhuna Maye, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mr.Robert Peszkowski oo ka ...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa, ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in maskaxda laga baaro madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa kulankii labaad kal-fadhigiisa 47-aad Maanta ku yeeshay Magaalada Garoowe, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas ...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa goordhow xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku dilay Nin la ...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay Sharciga hanti dhowrka Qaranka iyo muhiimada uu sharcigaas ...
Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweye Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale ka hadashay Cafis ay u fidiyeen Ra’iisul Wasaare ...
Wariye Abdulkadir Isse oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkaan 2020 ku guuleystay Abaal-marinta sanadlaha ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta ay gudaha Magaaladaas ka taagan tahay ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay amar ku socda “dadka ajnabiga ah ee aan haysan sharciga dalka”, kaas oo ku amraya...
Garoowe – Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Somaliland 15 maxbuus oo horay loogu qabtay dagaalladii...
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday isticmaalka baasaboorka ay bixiso Taiwan, iyadoo dadka wata...
Somalia's South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Wednesday received the United Nations Special Representative for Somalia, Ambassador...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.