Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ka Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka ...
Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug iyo kuwa ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Fashiliyay Qarax Miino, sida ay warbaahinta ...
Guddoomiyaha Gololka Banaadir  ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maaxmed  (Cumar Filish) ayaa si kulul ugu jawaaabay Midowga Murashixiinta ee Muqdisho ...
Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa noqday goob dagaal oo ay isku ...
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa si' weyn loogu soo ...
Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday ...
Fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Gudoomiye ...
Dowladda Faransiiska ayaa Soomaaliya  ka cafisay Lacag Dayn ah oo dhan saddex boqol iyo lix milyan ($306-Million) oo dollar. Wasiirka ...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu ka cabsi qabo in doorashada nagu soo aadan ee Soomaaliya lasoo ...
Jaamacadda fadhigeedu yahay Mareykanka ayaa diiwaan gelisay 60,186,902 kiisas oo ah safmarka corona ah iyadoo 1,417,319 oo qofna u dhinteen ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda hadda talada haysa ee uu hoggamiyo  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi ...
War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay dalbadeen inay in lakala diro guddiyadii doorashada,' Waxaana lasoo gaba-gabeeyay ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo horey loogu...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay si dhow ula socoto...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia has issued an official statement addressing the tense security situation in the Gedo...
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has officially appointed Ambassador Aweys Haji...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.