Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada culus ee shanta Gobo lee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu ...
Maxkamada Ciidamada ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo ee Koonturta Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku dilay Nin Shacab ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa waxaa ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dhammaan shaqada dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya  Abuukar Cismaan Dubbe ayaa maanta si rasmi ah xilka ...
Wararka aan ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul Goboleedka Galmudug aaya ku warramaya in Caawa ay magaaladaasi ay ka ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u ...
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gudiga Amniga ...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen lacag ka badan hal Milyan oo Doollarka Madow ah, taasi ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Golaha Wasiirada Cusub u gudbiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2021-ka, ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Faaduma Axmed Nuur ayaa Maanta loo ...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay amar ku socda “dadka ajnabiga ah ee aan haysan sharciga dalka”, kaas oo ku amraya...
Garoowe – Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Somaliland 15 maxbuus oo horay loogu qabtay dagaalladii...
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday isticmaalka baasaboorka ay bixiso Taiwan, iyadoo dadka wata...
Somalia's South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Wednesday received the United Nations Special Representative for Somalia, Ambassador...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.