• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddiga Madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban oo  walaac ka muujinayo Musharixiinta  sida tooska u maamulayo Ergooyinka.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 13, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

(WAR SAXAAFADEED):

War-Saxafadeed ka soo baxay Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban ayaa lagu sheegay inay sharaf u tahay inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka.

Guddigu wuxuu si aad ah u soo dhaweynayaa boogadinayaana doorashooyinka Baarlamaanka Aqalka Hoose ee JFS ee ka bilowday Dowlad Gobaleedyada dalka taa oo horumar fiican laga gaaray inta badan. sidoo kale waxa uu bogaadinayaa Doorshada Xubnaha Aqalka sare ee Dowlad Gobaleedka HIRSHABEELE.

Dhinaca kale Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban.waxuu Dareen ka muujinayaa socodsiinta howlaha doorashooyinka kuraasta qaar oo cabashooyin badan ay ka jiraan.

  1. Si loo yareeyo saameynta ay dacwadaha ku yeelanayaan waqtiga gaaban ee doorashada, Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban. waxa uu ku baaqayaa in Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hiregelinta Doorashada Dadban ay gacan ku siiyaan GMXKHDD isla markaana la wadaagaan macluumaadka la xiriira kuraasta loo tartamaayo ee uu Gal-dacwadeed ka furan yahay si loo marsiiyo hannaanka xallinta cabashooyinka isla markaana go’aan deg deg ah laga gaaro.
  2. Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban. waxa uu ku adkeynayaa Guddiga Federalka ee Doorashadda Dadban iyo Guddiga Dawlad-gobaleedyadda ee Hirgelinta Doorashadda Dadban in ay hirgeliyaan go’aankii ay soo saareen Madasha Hoggaanka Qaran ee ku xusnaa warmurityeedkii ku taariikheysnaa 14ka September ee la xiriiray qoondada haweenka “ Qabiilkii leh saddex kursi in uu u asteeyo hal kursi oo ay ku tartamaan Musharrixiin Dumar ah oo kaliya”.
  3. Waxaa ina soo gaaraya xog sheegeysa in Doorashada ka bilaabatay xarumaha qaarkood aan laga tixgelin kuraasta qoondada haweenka. Sidaa awgeed Guddiga Madaxa Banaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban waxa uu xasuusinayaa in Masuuliyadda hubinta qoondada haweenka uu leeyahay Guddiga Heer Federaal.

Ha yeeshee, Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban.waxa uu dib u eegis ku sameynayaa hirgelinta qoondada haweenka, haddii ay cadaato in qabiilada leh saddex kursi, oo saddexdoodiiba rag ku soo baxeen in natiijooyinka soo baxay ee kuraasta loo codeeyay ku imaan karaan isbadal kadib baaritaanada iyo go’aan gaarista Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban oo leh Awooda iyo go’aanka kama danbeysta ah.

  1. Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban. waxa uu walaac ka muujinayaa xogta sheegeysa in Musharixiin qaarkood ay ergada doorasho ay si toos ah u maamushaan oo ay mas’uul ka noqdeen dejintooda iyo bixinta tas-hiilaadkooda degaan, sidaa awgeed ay is hor taageen in musharixiinta la tartameysa aysan helin fursad ay kula kulmaan ergada doorsho si ay ugu bandhigaan barnaamijkooda wax qabad.
  2. Arrinta kor ku xusan waa musuq maasuq heerkii ugu sareeyey, dacwadaha la xiriirana waxaa laga gaarayaa go’aan noqon kara in dib loogu tartamo kursigaas, isla markaana musharrixii la soo eedeeyayna laga reebaayo tartanka.

Guddigu waxa uu ka dalbanayaa guddiyada doorashooyin ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobaleed inay ku dadaalaan sidii loo xaqiijin lahaa in doorashooyinku u dhacaan si hufnaan iyo daah furnaan ku jirto.

Sidoo kale Guddigu waxuu ku boorinayaa dhamaan Guddiyadan inay maanka ku hayaa waajibnimada dastuuriga ah ee ilaalinta xuquuqda mursharraxa codbixyaasha iyo guud ahaan muwaadiniinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

War-saxaafadeedka Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban ayaa lagu sheegay inay sharaf u tahay inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha waxuu u xaqiijinayaa umadda soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan intii cabashoododu soo gaartay in la xalinayo iyadoo la marinayo hannaanka iyo habraacyada xallinta khilaafdka ee guddigan uu ku dhisan yahay, waxaana la xaqiijin doonaa inaan gaarno go’aan cadaaladeed.

13 November 2016 DHAMAAD

Previous Post

Maydadka Muwaadiniin Soomaali oo rasaas lagu shaandheeyey oo laga helay Xuduudka Kenya.

Next Post

President appeals for aid in the drought-stricken parts of Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Next Post

President appeals for aid in the drought-stricken parts of Somalia

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si isdaba joog ah uga shaqeynaya soo celinta bilicda caasimadda iyo...

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

by Liban
May 13, 2025
0

MIRALE, SOMALIA — The United States Africa Command (AFRICOM) has confirmed that it carried out a targeted airstrike on May...

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Waxaa la filayaa in toddobaadkan si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu dhawaaqo urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Caddaaladda iyo...

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Goboleedka Puntland ayaa baaq degdeg ah u dirtay Beesha Caalamka, iyada oo ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
English News

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,
English News

“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour
English News

Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
  • U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
  • Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
  • Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00