Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug balse xildhibaano ka tirsan Maamulkaas ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen ayaa soo saaray Wareegto uu xaalad deg deg ah ku gelinayo deegaanada Galmudug.
Wareegtadaan ayaa lagu shaaciyay in mudo Saddex bil ah xaalad deg deg ah la geliyay Galmudug isla markaana Ciidamada Galmudug lagu amray in ay Go’aankaas fuliyaan.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada.