• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Xil. C/risaaq Cumar “Madaxda DFS malahan siyaasad ku wajahan Arimaha Dibadda”

Bilan Media by Bilan Media
March 2, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka tirsan Golaha Shacabka ahna Wasiirkii hore ee amniga dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ka hadlay eedeyntii dhawaan dowladda Soomaaliya u jeedisay dowladda Kenya.

Waxaa uu sheegay Xildhibaan C/risaaq in iyada dowladda Soomaaliya ka cabaneyso in faragelin siyaasadeed ay Kenya ku wado Arrimaha Gudaha ayaa waxaa uu xusay in Muqdisho Safar qarsoodi ah ay ku yimideen Xildhibaano ka socda Kenya, kuwaasi oo dowladooda aysan ka warqabin, isla markaana la kulmay Madax ka tirsan dowladda.

Isaga oo la hadlaayay Warbaahinta Dalsan Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Safarka Muqdisho ay ku yimideen Xildhibaanada ay Kenya siineyso fursad  ah inay tiraado dowladda Soomaaliya ayaa faragelin ku wada Kenya, ayna labada dowladood nodaan kuwo dagaal uu ka dhexeeyo.

”Haddii shalay dowladda Soomaaliya ay ka cabanaysay in Kenya faragalin ay ku heyso maantana la leeyahay xildhibaanno Kenyaan ah oo dowladoodu ka warqabin ayaa kulan qarsoodi ah Muqdisho Taliyaha NISA kula qaatay taasi waxay Kenya Fursad u siineysaa inay dhahdo dowladda Soomaaliya ayaa faragalin igu haysa arintiina ay noqoto dowlado daris ah oo dagaal ka dhexeeyo” ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayuu ku eedeeyay in aysan laheyn siyaasad ku wajahan arimaha dibadda iyo sida loola macaamilo dadka, sidoo kalena waxaa uu xusay in la-taliyayaasha Madaxweyne Farmaajo wacyigoodu uusan gaarsiisneyn sida uu adduunku u shaqeeyo.

”Waxaad mooddaa Dowladda Soomaaliya ee Villa Soomaaliya Fadhisa inaysan lahayn siyaasad ku wajahan arimaha dibadda iyo sida loola macaamilo ama dadka la-taliyayaasha Madaxweyne Farmaajo iyagana ma gaarsiisana wacyigoodu adduunku siduu u shaqeeyo”. Ayuu sii raaciyay hadalkiisa

Hadalka Xildhibaanka ayaa waxaa kusoo aadayaa, iyadoo maalin kahor Muqdisho ay safar qarsoodi ah ay ku yimideen Xildhibaano Soomaali Kenyan, iyagoona la sheegay inay kulan qaateen Taliyaha Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

Previous Post

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Codsi uga yimid Madxweyne Qoorqoor

Next Post

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Degmada Balad-xaawo oo istaagay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Degmada Balad-xaawo oo istaagay

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, has extended heartfelt congratulations to the Government and people...

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Mogadishu, – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, tonight hoisted the Somali national flag...

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Addis Ababa, – For Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas, the former Prime Minister of Somalia and one-time President of Puntland,...

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Doha, — A high-level meeting between Qatar’s Prime Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani and Somaliland President Muse Bihi...

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
English News

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary
English News

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan
English News

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes
English News

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Lifts Syria Sanctions in Bold Push for Middle East Peace Deal with Israel
English News

Trump Lifts Syria Sanctions in Bold Push for Middle East Peace Deal with Israel

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Heights for Somalia: President Hassan Launches Modern International Airport in Warsheekh
English News

Revealed: New Mogadishu Airport Project to Cost Nearly $1 Billion

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
  • President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary
  • “It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan
  • Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00