Ra´sal wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre oo xalay fadhiyey barnaamij toos ahaa oo ka baxayey SNTV ayu ku sheegay in xukuumadiisa ay qorsheyneyso iney isu furto dadka qurba joogta ah iyo safaraadaha Soomaaliya dalal badan oo caalamka ah ku leedahay .
Kheyre ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee doonaya ineey caawiyaan walaalahood abaaraha dhufteen iney hada wixi ka dambeeya geen doonaan kaalmadoda safaaraha si loo kaalmeeyo dadka ku dhibaateysan gudah dalka .
Hadalka RW Kheyre ayaa imaanya xili dhalinayro iyo hayádo maxali ah oo iskood isku abaabulay ay koala aruurin baraha bulshada ka wadaan si loo caawiyo dadka ay abaaraha dhufteen.
Ilaa hada waxaa dhalinayro abaabulan Caawi walal iyo Somali faces oo online -ka ka wada ololaha .