Kulankii ay maanta yeesheen Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay madaxweynihii hore ee Dalka Xasan Sheikh Maxamuud,Qodob ka mida Dastuurka ayaa u ogalaanaya in uu Xildhibaan.
Sida ku cad qodobka 64-aad farqadiisa 4-aad qof kasta oo soo noqda Madaxweynaha Jamhuuriya marka uu xilka baneeyo waxa u noqonayaa Xildhibaan inta uu noolyahay hadii aan xilka qaadisa lagu sameyn muda uu madaxweynaha ahaa.
Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii la dhaariyay kedib waxa uu mudanayasha Baarlamaanka u shegay in wadanku aanu waqtigan ka bixi karin is qab-qabsi iska horkeenka madaxda sare lkn uu u bahanyahay samatabixin.
Halkaan Ka Dhayso Warbixinta.