Waxaa goordhow maanta oo Talaado ah magaalada caasimada Muqdisho ka dhacaya Doarshada labadii kusri ee ugu Danbeysay Xubnaha baarlamaanka Aqalka ...
Guddiga doorashada heer federal ayaa markale  Laalay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo xarunta Kmg maamulka Jubbaland oo uu kusoo ...
Magaalada Muqdisho ayaa isu diyaarineysa marti-gelinta nooc dooarsho labaad markii ugu horreysay muddo 45-sano ah. 329 xildhibaan ayaa kala xulanaya ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar kamid ah musharaxiinta ...
Taliye cusub ayey Kenya u soo magacaabeen Ciiddankooda ku soo laabtay Xeraddii ay ku lahaayeen Deegaanka Kul-biyow oo 18-KM u ...
Xildhibaan Joseph Kiuna oo xubin ka ah Guddiga Difaaca ee Barlamaanka dalkaasi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ...
Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa lagu sheegay in isbuuc kasta 20 qof ilaa 50-qof lagu daldalo ...
Prof  Cabdi Ismaaciil Samatar Gudoomiyaha Guddiga Anshaxa Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa u jeediyey murashaxiinta 23 ka ah ee u tartamaya ...
Axmed Ducaale Geele Xaaf oo kamid ah musharaxiinta utaagan qabshada xilka madaxweynaha ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ...
Murashixiinta Madaxweyne ee Sheekh Shariif iyo  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inay samaysteen Isbahaysi Siyaasadeed oo loo arki doono ...
Beesha Caalamka, oo ay QM horkacayso waxay maanta Kulan albaabadda u xirnaa la yeesheen Guddiga Doorashadda ee Barlamaanka iyo Guddiga ...
Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir ayaa kusoo baxay Dooarsho ka dhacday Galabta magaalada kismaayo xarunta Kmg ee maamuka Jubbaland kadib Taratan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi...
Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah magaalada Garoowe loogu raro ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.