Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay waajib tahay in dadka ku nool Gobolkan ...
Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka ...
Waxa So Saray Sona Jedinaya: Axmad Xusen Cadow Waxa Farsamenay: Maxamed Cabdiraxmaan Xasan Maalin
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Al-shabaab waxa ay kala wareegeen Degaan Lagu Magacabo Abiikarow oo Hoos Taga Degmada Marko ee ...
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in Hir-Shabeelle xiligaan wixii ka dambeeya ay bilaabi doonto tababbarka ciidamo Booliis ...
Todobaadyadii la soo dhaafay Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland waxa ay howlgallo kala duwan ka wadeen deegaanada Buuralaeyda ah ee ...
Haweenyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Rwanda, Louise Mushikiwabo ayaa sheegtay inay doonayaan inay qaabilaan Qaxootiga ku nool Libiya, iyadoo ay ...
Galabta ayaa waxaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle iyo ku xigeenkiisa ay kormeer ku tageen Saldhiga Booliiska degmada jowhar ee Xarunta ...
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku ...
Waxa So Saray Sona Jedinaya: Abukar Axmad Xasan Dayax Waxa Farsamenay: Maxamed Cabdiraxmaan Xasan Maalin
Ciidamo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa dagaallo goos-goos ah waxay ku dhexmarayaan gudaha magaalada Gaalkacyo. Dagaalladan ayaa ...
Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Maamulka Soomaaliland ayaa maanta kulan xasaasi ah waxa uu la qaatay ...
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka ee maanta lagu wadaa in lagu qabto Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas...
Muuqaallo cusub oo ay qabteen dayaxgacmeedyada sare ayaa muujinaya dhaqdhaqaaqyo dhismo oo ka socda laba xarumood oo muhiim ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.