Cutubyo ka tirsan Ururka 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar u socday labo bilood loogu soo gabagabeeyay ...
Madaxweynihii hore ee dalkaasi ayaa loo ballan qaaday Xasaanad aan Dacwado lagu soo oogi Karin iyo inuu si nabad ah ...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ...
Barqanimadii Maant ayaa mar qura waxa Bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay laba Maleeshiyo ...
 Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku ...
Shirkadda Divers Marine Contracting LLC ayaa sheegtay inay bilaabeen Dhismaha Saldhigga Ciiddanka Badda Imaaradka ee laga dhisayo magaalladda Berbera ee Waqooyiga Somalia. ...
Duhurnimadii Maanta oo Khamiis ah ayaa  Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada waxa uu Degmada Shangaani ee Gobolkaan Banaadir uu ku ...
Warka Manta waxaa aqrinaya fardowsa maxamuud sahal iyo saleybaan xaaji axmed raage waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Wararka naga oo gaaraya duleedka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay ku ...
Guddomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya ...
Wararka Radio Dalsan Xarunta Muqdisho soo gaaraya ayaa waxa uu sheegayaa in haatan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug  laga ...
Waxaa maanta Khamiis ah magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad siday Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumad iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi ...
Dibadbaxii Madasha Mucaaradka ee maanta lagu wadaa in lagu qabto Muqdisho ayaa dib loo dhigay, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas...
Muuqaallo cusub oo ay qabteen dayaxgacmeedyada sare ayaa muujinaya dhaqdhaqaaqyo dhismo oo ka socda laba xarumood oo muhiim ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.