Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Â Ibraahim ...
Saacadihii la soo dhaafay ayaa baraha Bulshada iyo qaar kamid ah warbaahinta lagu faafiyay warar sheegaya in uu isbeddelay Mowqifka ...
Wargeyska The Sunday Times ee ka soo baxa dalka Britain ayaa soo bandhigay Muuqaaladda 4 Muwaadiniin British ku biiray Maleeshiyadda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha oo ay ...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya,mudane; C/naasir Siciid Muuse , ayaa Dalka Yukurayn (Ukraine), kula kulmay mas’uuliyiin ka ...
Maydkii Saynis-yahanada lagu magacaabi jirey Suzanne Eaton ayaa la sheegay in xalay laga helay Jesiiradda Crete ee dalka Giriigga, kadib, ...
Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa Magaalada Baladweyne kula kulmay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Guddoomiye ...
Ra’isul-wasaarihii hore ee Dowladii KMG, Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uu ugu baaqay Dowladaha Somalia iyo Kenya inay ka fogaadaan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Goordhow waxaa gaaray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa kulamo la ...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.