Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fawziya Abiikar Nuur ayaa waxa ay saxiixday Siyaasadda Tallaalka Qaranka, ...
Barnaamijka Waxaa ka qeyb galaya Garyaqaan Cismaan Ibraahim Xidig iyo Maryan Cali Xasan oo labaduba kamida sharci yaqaanada Somaliyeed. https://www.youtube.com/watch?v=0UtvrLTyyQY
Kulan deg deg ah oo looga hadlayay Khasaarihii uu geestay roobabkii saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ...
Warar kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Maxamed Cadullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Kheyre ay ...
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa Maareeye Cusub u magacaabay ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo Maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen guddiga qabanqaabada aaska Qaran ee ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday Qarax Ismiidaamin ah oo lala eegtay Kolonyo galbinaysay, ...
Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ...
Waxaa Goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska Tababuunka ee ...
Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib ...
Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xiriira arrimaha bulshada, oo si gaar ah u saamaynaya dadyowga ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.