War Qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamada Sare ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa loogu yeeray Maxamed Xaashi Crabeey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal casir in kastoo ay jiraan Xildhibaano sheegay in ay xilkii ka qaadeen.
Sidoo kale tiro Xildhibaano ah ayaa ku qoran Warqadaas oo iyana looga yeeray Maxkamada Sare si wax looga weeydiiyo eedeyn loo soo jeediyay.
Hoos Ka Akhriso Magacyada dadka ay Maxkamada Sare u yeertay