Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland ee Maanta ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Amniga,soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowlad Goboleedyada iyo qodobo kale.
Madaxweynaha Puntland oo kulanka shir guddoominayay ayaa faray Ciidamada Puntland inay u diyaar garoobaan wax uu ugu yeeray cadaw ka soo horjeeda Nabada Puntland.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Shirka Golaha Wasiirada Puntland.