• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 5, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir oo Farriin u diray dhalinyarada

Bilan Media by Bilan Media
August 12, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Thaabid Cabdi Maxamed guddoomihii hore ee Gobalka Banadir ayaa dhalinyarada Soomaliyeed ugu baaqay in ay safka hore yimaadaan ayna aqoontooda uga faa’iideyaan bulshada.

Hadal uu soo saaray duqii hore ee Muqdisho ayuu ku yiri:“Dhallinyaradu waa udub-dhexaadka dal walba. Tirada ay dhallinyaradu ka tahay bulshada wadan kasta ayaa lagu saadaaliyaa horumarka maalinlaha ah iyo aayahiisaba. Maanta Soomaaliya waxey ka mid tahay dallalka ugu nasiibka badan caalamka, maadaama bulshadeena lagu qiyaaso in 75% ay dhallinyaro tahay”.

“Taabid oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu sheegay in loon baahan yahay in dhalinyaradu ay la yimaadaan fikir cusub oo lagu hour marin karo dalka.

Fursaddaas si looga faa’iideysto waxey u baahan tahay aragti fog, hoggaan fahamsan ahmiyadda dhallinyarada iyo wadatashi Qaran. Sidoo kale dhallinyaradu waa in aaney sugin hambada, taladu maanta ayay idin la gudboon tahay. Waa inaad ka soo muuqataan dhinac walba oo bulshada waxtar u ah.

Waan hubaa in uu baraarug jiro, balse farriinteyda 12ka August waa in ay dhallinyarada Soomaaliyeed safka hore yimaadaan oo ay dalka uga faa’iideeyaan aqoontooda, heybaddoodo iyo hibbada Alle ku maneystay oo nooc walba leh” ayuu yiri Taabid Cabdi.

Previous Post

Mas’uuliyiin  gaaray goobihii lagu dagaalamay iyo wararkii ugu danbeeyay

Next Post

Madaxweyne Waare oo  wareegto Xilka uga qaaday Wasiir

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Next Post

Madaxweyne Waare oo  wareegto Xilka uga qaaday Wasiir

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan muhiim ah magaalada Pretoria...

Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia

Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

In a significant move toward improving energy infrastructure in Somalia, the Government of Norway has pledged support to the South...

“Betraying the Nation”: Somali Defense Minister Slams Business Elites for Allegedly Funding Al-Shabaab

“Betraying the Nation”: Somali Defense Minister Slams Business Elites for Allegedly Funding Al-Shabaab

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

In a bold and strongly worded statement, Somalia’s Minister of Defense, Ahmed Moallim Fiqi, has publicly condemned Somali businesspeople accused...

Somalia and South Africa Discuss Strengthening Bilateral Cooperation and Facilitating Diplomatic Movement

Somalia and South Africa Discuss Strengthening Bilateral Cooperation and Facilitating Diplomatic Movement

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

Pretoria, - The Federal Republic of Somalia and the Republic of South Africa have taken new steps toward enhancing their...

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia
English News

Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Betraying the Nation”: Somali Defense Minister Slams Business Elites for Allegedly Funding Al-Shabaab
English News

“Betraying the Nation”: Somali Defense Minister Slams Business Elites for Allegedly Funding Al-Shabaab

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and South Africa Discuss Strengthening Bilateral Cooperation and Facilitating Diplomatic Movement
English News

Somalia and South Africa Discuss Strengthening Bilateral Cooperation and Facilitating Diplomatic Movement

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
English News

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
English News

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
  • Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia
  • “Betraying the Nation”: Somali Defense Minister Slams Business Elites for Allegedly Funding Al-Shabaab
  • Somalia and South Africa Discuss Strengthening Bilateral Cooperation and Facilitating Diplomatic Movement

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00