• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 2, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ganacsato Soomaali oo dil, dhaawac iyo dhac loogu geystay Koonfur Afrika

Bilan Media by Bilan Media
June 13, 2019
in Warar, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Burcad Koonfur Afrikaan ayaa la sheegay inay toogteen Labo Ganacsato Soomaali oo mehrad ku lahaa Tuulladda Asanda ee Degmadda Strand ee magaalladda Cape Town ee dalkaasi.

 

Dadka deggan Wadada Mkhungela Street oo uu ku yaallo Dukaanka lagu weeraray Ganacsatadda Soomaalida ayaa sheegay inay ku soo baxeen dhawaaqa rasaasta ka dhacday Deegaankooda.

Shabakadda Wararka ee news24.com ayaa qortay inay Burcadda Konfur Afrikaanka ay aroornimadii Talaadada ee la soo dhaafay weerareen isla markaana ay toogteen 2 Muwaadin Soomaali oo kala ahaa Ganacsadaha Dukaanka  iyo Kaaliyahiisa oo ku dhex sugnaa goobtooda Ganacsiga.

Dukaanlaha oo 37-jir ah ayaa la sheegay inay rasaas kaga dhacday Luqunta, wuxuuna ku geeriyooday isla goobta, halka Gacan-yarahiisa  laga toogtay Gacanta, kaasi oo la dhigay Isbitaalka, isagoo ka soo kabanaya dhaawicii soo gaaray.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Gnaacsadaha Soomaalida ee la dilay lagu magacaabi jirey Madaale, kaasi oo muddo 3 jeer ah ku sugnaa Tuulladda lagu dilay ee Asanda ee duleedka Cape Town.

Ganacsade kale oo Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Muuse  o ola hadlay Wargeyska City Vision ayaa sheegay inay labo burcad ah yimaadeen Goobta Ganacsiga ee lagu magacaabo Bafana Cash Store, isla markaana ay geysteen dil iyo dhaawac, ka hor intaysan la baxsanin lacag caddaan ah iyo sigaar yaallay Dukaanka uu lahaa Marxuumka Soomaaliga.

Dhinaca kale, Koox Muwaadiniin Soomaali ah ayaa gaaray goobta lagu dilay Marxuumka, si ay u eegaan waxa ay ku taageeri karaan Marxuumka.

Saddex Alifle Mathokozisi Gama oo ka tirsan Boliska Deegaanka ayaa sheegya inay fureen Gal-dacwadeedka dilka, dhaawaca iyo dhaca loo geystay Ganacsatadda Soomaaliyeed, balse, ma jirto cid loo soo qabtay dhacdadaas murugada leh.

Waxa uu sheegay inaysan xaqiijin Karin tirada burcadda gudaha u gashay Dukaanka ama nooca gaariga ee ay Burcadda wadatay, kuna baxsadeen.

Previous Post

13 qof oo la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Diyaarad lagu la’aa dalka Hindiya

Next Post

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanke Kenya oo feeray Xildhibaanad

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanke Kenya oo feeray Xildhibaanad

Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity

Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Riyadh – Far from home but full of national pride, the Somali delegation to the Islamic Military Counter Terrorism Coalition...

President Hassan Lays Wreath at Daljirka Dahsoon in Honor of Somalia’s 65th Independence Anniversary

President Hassan Lays Wreath at Daljirka Dahsoon in Honor of Somalia’s 65th Independence Anniversary

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Mogadishu – As Somalia marks 65 years since gaining independence and uniting as a republic, President H.E. Hassan Sheikh Mohamud...

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, has extended heartfelt congratulations to the Government and people...

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Mogadishu, – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, tonight hoisted the Somali national flag...

Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity
English News

Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Lays Wreath at Daljirka Dahsoon in Honor of Somalia’s 65th Independence Anniversary
English News

President Hassan Lays Wreath at Daljirka Dahsoon in Honor of Somalia’s 65th Independence Anniversary

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
English News

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary
English News

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan
English News

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes
English News

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Delegation in Riyadh Celebrates 65 Years of Independence with Pride and Unity
  • President Hassan Lays Wreath at Daljirka Dahsoon in Honor of Somalia’s 65th Independence Anniversary
  • AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
  • President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00