• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanke Kenya oo feeray Xildhibaanad

Bilan Media by Bilan Media
June 13, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Rashiid Amiin oo ka tirsan Barlamaanka dalkaasi, lagana soo doorto Degmadda Wajeer Bari ayaa la sheegay inuu u gacan qaaday Faadumo Geedi Cali oo ah Wakiilka Haweenka Wajeer u matasha Barlamaanka.

Wargeyska The Star ayaa qoray in Xildhibaanka falkaasi ka geystay Barxadda Dhismaha Barlamaanka ee magaalladda Nairobi.

Xildhibaano iyo Saraakiisha Ammaanka ee ilaaladda ka ah dhismaha Barlamaanka ayaa la sheegay inay si naxariis-darro ugu eeganayeen dilka loo geystay Faadumo Geeddi Cali.

Wargeyska The star waxa uu qoray inuu Xildhibaan Rashiid Amiin ka codsaday Faadumo Geddi oo ka mid ah Guddiga Miisaaniyadda ee Barlamaanka inuu ogaado sababta dadka Deegaankiisa Wajer Bari loo siin la’ yahay Kharajka safarkii ay Guddiga Miisaaniyadda dhaw aan ku tageen Deegaankaasi.

Faadumo Geedi oo la hadashay Wargeyska The Star waxay sheegtay inay Xildhibaanka isa salaameen, kadibna uu dood ka keenay lacagahaasi, balse ay u sheegtay inuusan isagu joogin Deegaanka, iyo inuusan isku keenin dadkiisa, si uu u soo gudbiyo kiiskooda.

Waxay intaasi ku dartay inaysan Xildhibaanka ka filaynin inuu iyada ku tilmaamo qof wasaq ah, iyo inuu  garaaco.

“Waan ka argagaxay, waana rumeysan waayey dhacdadaasi, mar kale ayuu igu soo laabtay oo I feeray” ayey tiri Faadumo Geeddi.

Haweeney kale oo  lagu magacaabo Gladys Wanga oo ah Wakiil ka tirsan Barlamaanka Kenya oo la socotay Faadumop Geeddi ayaa u  xaqiijisay The Star inuu Faadumo Geedi wejiga laga garaacay oo uu dhiig ku yaallay wejigeedaa.

Waxay intaasi ku dartay inay la yaabtay in uu qof ay shaqo wadaag yihiin uu feero haweeney Xildhibaanad ah.

Dhinaca kale, Faadumo Geedi waxay u carartay Isbitaalka Karen, halkaasi oo Gargaarkii 1-aad loogu fidiyey, ka hor intaysan dacwadeeda u gudbinin Saldhiga Boliska ee Barlamaanka Kenya.

Dhinaca kale, mar uu Wargeyska The Star la xiriiray Xildhibaan Rashiid Amiin ma uusan beeninin, mana xaqiijinin eedeynta loo haysto, wuxuuna sheegay inuu  u jawaabi doono Boliska.

Xigasho: The Star

 

 

Previous Post

Ganacsato Soomaali oo dil, dhaawac iyo dhac loogu geystay Koonfur Afrika

Next Post

(SAWIRO): Dowladda Federalka iyo Midowga Europe oo kala saxiixday Heshiis muhiim ah

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Next Post

(SAWIRO): Dowladda Federalka iyo Midowga Europe oo kala saxiixday Heshiis muhiim ah

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

by Liban
May 13, 2025
0

WASHINGTON, D.C. — In a sweeping and controversial move that reshapes U.S. military influence in the Middle East, the White...

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

by Ilhaan
May 13, 2025
0

 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ku saxiixay...

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
English News

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
English News

Capital on the Mend: Mogadishu's Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
  • R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
  • Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
  • Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00