Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan mudane Maxamed Shiikh Isxaaq ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas marwo Dr Maryan Saadiq Al-mahadi.
Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq iyo wasiirka arrimaha dalwadda Sudan, ayaa kawada hadlay siddii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo siddii la isaga kaashan lahaa hormarinta gobalka