Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Berbera ayaa Maanta booqday Keydka haamaha ee Dekada รย Berbera,waxaana Guddigu ay sheegeen in
Guddiga ayaa waxaa hogagaminayay xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka mid ah Guddigaas,waxa uuna sheegay in Raรขโฌโขiisul Wasaaraha Soomaaliya uu saami ku leeyahay Shirkada รย laga kireeyey Keydka Haamaha shidaalka Dekada Berbera ee Berbera oil Group.
รขโฌลwaxaa noosoo baxday in ay khatar ku jirto hamaha shidaalka Berbero,waayo waxaa jiro cadaw ka faaรขโฌโขiideysanayo Shirkadan ku buhoobay halkaan oo intooda badan laheynba cida leh ayna diideen in ay sheegaan Berbera Oil Group,waxan xaqiiqsanay in raรขโฌโขiisul Wasaarahaรย Soomaliya uu qeyb ku leeyahay ayuu yiri Xildhibaanka.
Marka laa soo tago Warka ka soo baxay Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland,majirto cid sirasmi ah u xaqiijisay Saamiga la sheegay in shirkadaas uu ku leeyahay Raรขโฌโขiisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Raรขโฌโขiisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa horay Saami ugu lahaa Shirkadda Som oil and Gas balse markii Raรขโฌโขiisul Wasaare loo Magacabay uu kala baxay Saamigii uu ku lahaa.
Hoos Ka Dhageyso Codka.