Barnaamijka dooda Dalsan waa barnaamij todobaadle ah oo aan ku soo qaadano hadba mowduuca todobaadkaas ay bulshada ay hadal hayaan.
Todobaadkaan barnaamijka waxaan uga hadleen fatahaada wabiga uu ka sameeyay Jubba iyo Shabeelle iyo saameynta uu ku yeeshay dadka ka barakacay fatahaadaas.
Barnaamijka waxaa todobaadkaan ka qeyb galaya Cabdi Cabdulle gargaar oo ku sugan deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne iyo Maxamed Ibraahim Macalin oo isna Baardheere ku sugan.
Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka oo uu soo jeedin doono Wariye Axmed Xuseen Cadow.