Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Kooxda Al Shabab ayaa goor dhaw ku toogtay Degmadda Dharkenley Ee Magaaladda muqdisho Anwar xajji Dayib oo ah Sarkaal dhinaca Maaliyada u qaabilsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
Kooxda oo bistoolado ku toogtay Sarkaalka ayaa isagga baxsaday Goobta Dilka uu ka dhacay.
ma jirto faahfaahin badan oo la xiriirta Dilka Sarkalkan.