Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay kadib doorashadiisii ka hadlay sida uu u...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xasan Salaad...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Shir wada-tashi ah oo...
Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa ka hadlay doorashadaii...
Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Nin Ganacsade ah lagu dilay...
Doorashadii Puntland ee shalay la soo gaba gabeeyay ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay dhaqdhaqaaqyada iyo howlaha kala duwan ee magaalada...
Hay’adda Bisha Cas ee dalkaasi waxay shalay sheegtay inay heleen maydadka 5 Tahriibayaal oo ku soo caariyey Deegaanka Harawe ee...
Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia, ahna Sarkaalka sii wada shaqada Xafiiska QM ee Taageeradda...
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo...
Wararka naga soo gaaray Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab dad Beeraleey ku xir xireen tuulooyin hoostaga...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.