Iyadoo goordhow lafilayo inay bilaabato munaasabada Caleema Saarka madaxweynaha islamarkaana ay soo gaarayaan muqdisho madax kala duwan oo ay ku jiraan madaxweynayaal iyo wufuud ka qeybgaleysa xaflada ayaa jadwalka xaflada wuxuu noqon doonaa sidan:
11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte.
11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka
11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating.
12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka MIdowga Africa Francisco Madeira
12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle
12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe
1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta.
1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Shiikh Maxamuud
1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.