DEG DEG:- Raysul wasaaraha Itopia oo ka soo degay garoonka Muqdisho.

Waxa hada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay Ra’isulwasaraha Itopia Hailemariam Desalegn.

Waxaa garoonka ku soo dhaweyay madax ka tirsan dowladda Fedralka Soomaliya oo iskugu jirta labada gole,waxaana loosii gudbiyaya hoolka ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaliya.

Waxa ka sii horeyaya oo soo gaaray Muqdisho madaxweaynaha Wadanka Jabuuti Ismaacii Cumar Geele iyo madax kale oo iyagu diyaar u a in ay ka qeyb galaaan xafalada,sidoo kalana waxa la sugaya mada kale oo iyaguna lagu casuumay Xafladda.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media